hodan
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
hodan1
Magac lab khabarH. ah: qof hanti badan leh. ld hodon.
Wadarta Magacan
-nno, m.dh
hodan2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad1
Qof hanti badan leh noqosho.
2
Wax la dagay noqosho.
Is-rogga falkan
-dmay, -dantay; -dmi