Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
imbili
Magac lab
1
Furka dhalooyinka cabitaanka.
2
Ciyaar ay caruurtu ciyaarto oo ay ku ciyaaraan furka dhalaooyinka.
Wadarta Magacan
-iyo, m.dh
Ereyo kale oo u soo dhow
1: imbaryoolaji
Magac lab
2: imberadooriyad
Magac dheddig
3: imberyaaliyad
Magac dheddig
4: imbiryaaliyad
Magac dheddig