Qaamuusle LogoQaamuusle

imtixaan

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

imtixaan1
Magac lab
1
Imtixaan lagu tijaabo cid aqoonta.
2
Dhibaato cid ku dhacda oo lagu tijaabinayo dulqaadkeeda. ld intixaan, itixaan.
Wadarta Magacan

-nno, m.dh

imtixaan2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
1
Tijaabin heerka aqooneed ee qof.
2
Cid dulqaad-keeda tijaabin. ld intixaan², itixaan².
Is-rogga falkan

-nay, -ntay