insaarax
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
insaarax1
Magac dheddigU soo hiloobidda lo'da ay u soo hiloowdo dhashoodii; araasi. ld ansaarax¹, araasi¹.
insaarax2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadDhal u soo hiloobid (lo'). ld ansaarax².
Is-rogga falkan
-xay, -xday