Qaamuusle LogoQaamuusle

isdhaaf

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

isdhaaf1
Magac lab
1
Waalli.
2
I. ah: laba addin oo aan isku dhinac ahayn.
isdhaaf2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
1
(f.g) Laba wax ama ka badan oo jihooyin kala duwan u socda isweydaarasho.
2
(f.g) Laba ama ka badan oo wax isku hayey isnabadgelin.
3
(f.mg) Cid waalasho.
Is-rogga falkan

-fay, -ftay