Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
isugeyn
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
isugeyn
1
Magac faleed dheddig
eeg falka uu magacaan ka soo jeedo:
isugee
isugeyn
2
Magac lab
Xisaab
Astaanta +. Xisaabfalka la isugu keeno laba ama dhowr xaddi si ay u sammeeyaan xaddi kale oo lagu maga-caabo wadar.
Ereyo kale oo u soo dhow
1: isu ekaansho
Magac dheddig
2: isu'eg
Magac lab
3: isu-ekee
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
4: isudaran
Magac lab
5: isudduwe
Magac lab
6: isudhigan-kiimikeed
Magac lab
7: isugee
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
8: isugeeye
Magac lab