Qaamuusle LogoQaamuusle

iter

Magac labKiimika
Nooc iskudhis organig ah oo leh kooxda -O-. Iteryada fududi waxay leeyihiin naaneysta R-O-R', halkas oo R iyo R' ay yihiin kooxo alkayl ama arayl ah oo aan ahayn iskumid.
Wadarta Magacan

-rro, m.dh