ixtiraam
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
ixtiraam1
Magac labDareen xurmo iyo qaddarin leh oo cid loo muujiyo.
ixtiraam2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadDareen xurmo iyo qaddarin leh cid u muujin.
Is-rogga falkan
-aamay, -aantay
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-aamay, -aantay