Qaamuusle LogoQaamuusle

jaqi

Fal gudbe, isrogrogga 2aad
Ilmo yar caano ka jalin.
Tusaale
Canuggii bay jaqisey.
Is-rogga falkan

-iyay, -isay