Dhadhaabo waaweyn oo adag, cirka ka soo dhaca, kul xambaarsan oo marka ay dhulka ku dhacaan qarxa.
2
Burburka jibinta oo dhulka korkiisa ku soo daata; shiilmadoobe.
3
Yeerta weyn ee ka yeerta.
Qaamuuska 1976
Yaasiin Cismaan Keenadiid
(Jibin-ta)
1. Dhadhaab waaweyn oo bir ama dhagax ka samaysan oo meel fog oo Ilaah og yahay ka yimaada, oo kolkay hawada dhulkeenna soo galaan inta kululaada daarma oo qarxasho weyni ka yeerto; xiddigaha ridma ama dhaca.
2. Burburka jibinta oo dhulka korkiisa ku soo daata; shiilmadoobe.