Qaamuusle LogoQaamuusle

judub

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

judub1
Magac lab
Gacanta oo faruhu duubanyihiin oo inta kor loo qaado si xoog leh wax loogu dhufto; tantoonyo.
judub2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
Faraha gacanta oo duuban si xoog leh wax ugu dhufasho.
Is-rogga falkan

-dbay, -dubtay; -dbi

Ereyo kale oo u soo dhow