Qaamuusle LogoQaamuusle

kaas² ( kaas)

Dibkabe tilmaame lab
Dibkabe tilmaame oo magac lab dib looga qodbo, oo wax ama cid hadlaha ka fog lagu tilmaansado.
Tusaale
Dukaankaas Cali baa leh
la mid ah:kaa4.