Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
kaddiifad
Magac dheddig
Gogol dun adag, cudbi iwm ka samaysan, qurux leh oo lagu goglado guryaha gudahooda. ld gaddiifad, kaddiifo, katiifad, qaddiifad.
Wadarta Magacan
-do, m.l
Ereyo kale oo u soo dhow
1: kadaalli
Magac lab
2: kadaalliyid
Magac faleed dheddig
3: kadab
Magac lab
4: kadabshiir
Magac lab
5: kadaf
Magac lab
6: kadafjiir
Magac lab
7: kadafshiir
Magac lab
8: kadalan
Magac lab