Qaamuusle LogoQaamuusle

khidmo

Magac dheddig
1
(dii.) Soddonka jus ee quraanka oo kol isku meel lagu wada akhriyo.
2
Hawl cid loo qabto; adeeg.
3
(-ooyin, m.l) Lacagta la siiyo qof hawl fudud qabtey. ld khidmad.