Qaamuusle LogoQaamuusle

kiniini

Magac labDaawo
Dawo la adkeeyey oo iniinaha laga dhigo, guud ahaan oo afka laga qaato.
Wadarta Magacan

-iyaal, ml/dh

Ereyo kale oo u soo dhow