kuul
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
kuul1
Magac dheddigIniinyo kulkulucsan oo dhalo iwm ka sameysan, dhexdana ka daloola oo inta dun lagu taxo qoorta haweenku ku xirtaan, si ay ugu xarragoodaan.
Wadarta Magacan
-lo, m.l
kuul2
Fal gudbe, isrogrogga 1aadKhad madow indho marin.
Is-rogga falkan
-uulay, -uushay