Qaamuusle LogoQaamuusle

kuweer

Magacuyaal tilmaame wadar
Magacuyaal tilmaame oo wadar, oo wax ama cid hadlaha ka fog yarana jaahiisa ka babcan lagu tilmaansado.
Tusaale
Waa kuweer hablihii soomaaliyeed