Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
ladnaysii
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
1
Wax fayow ka dhigid.
2
Wax barwaaqaysan ka dhigid.
Is-rogga falkan
-iiyay, -iisay
Ereyo kale oo u soo dhow
1: lad
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
2: ladaab
Magac lab
3: ladaabad
Magac lab
4: ladaabasho
Magac faleed dheddig
5: ladaabi
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
6: ladaabin
Magac faleed dheddig
7: ladaabis
Magac lab
8: ladaabo
Fal magudbe, isrogrogga 3aad