Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
lay
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
1
Wax baabi'in.
2
Wax dhammayn. ld laa.
Is-rogga falkan
-aayay, -aysay
Ereyo kale oo u soo dhow
1: layaab
Magac lab
2: layac
Magac lab
3: layacan
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
4: layacmid
Magac dheddig
5: layacnaan
Magac dheddig
6: layacnaansho
Magac lab ama dheddig
7: laydi
Magac lab
8: layeele
Magac lab