Qaamuusle LogoQaamuusle

liin

Magac dheddig
1
Miro yaryar, kuuskuusan, leh biyo dhanaan oo laga helo fitimiin C.
2
Geedka mirahaasu ka baxaan.
3
Midabka dharka lagu naqshadeeyo. ld liimo.