Qaamuusle LogoQaamuusle

luggoo

Fal gudbe, isrogrogga 2aad
1
Cid waqti ka lumin.
2
Si kas ah qof marin toosan uga habaabin.
3
Cid ballan been ah siin.
Is-rogga falkan

-gooyay, -goysay