Qaamuusle LogoQaamuusle

maaddi

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

maaddi1
Magac lab khabar
M. ah: qof lacagta, xoolaha aad u jecel oo dantiisa wax kasta ka hormariya.
maaddi2
Magac lab khabarFiisikis
M. ah: tibix la cabbiri karo ama qiimaheeda xisaabeed la soo saari karo.