maahmaah
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
maahmaah1
Magac dheddigErayo kooban, qaafiyad leh, oo sheegaya murti waayo-aragnimo xambaarsan. ld maahmaahyo.
Wadarta Magacan
-ho, m.l
maahmaah2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadMaamaah sheegid ama allifid.
Is-rogga falkan
-hay, -hday