maalin (Magac lab ama dheddig) — Macnaha iyo Qeexitaanka | Qaamuusle
Macnaha Ereyga
maalin
ee Qaamuuska Af-Soomaaliga
43 jeer ayaa la eegay
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
Ereygan wuxuu leeyahay 2 Qaab iyo macneyaal kala duwan.
Qaamuuska 2012
Cabdalla C. Mansuur & Annarita Puglielli
maalin1
Magac lab ama dheddig
Muddada u dhaxaysa marka qorraxdu soo baxdo ilaa ay dhacdo (12 saac).
Wadarta Magacan
-lmo, m.l
maalin2
Magac faleed dheddig
sidoo kale: maalis¹.
Qaamuuska 1976
Yaasiin Cismaan Keenadiid
1. (Maalin-ka) Maalinta.
2. (Maalin-ta) a) 12ka saac oo iftiinka ah oo qorraxdu soo jeeddo; waqtiga habeenka, waqtiga ka dhigan, b) Dharaar; casho; ayaan. c) Qof neef irmaan ammaaneysiin, si uu caanaha uga maalo; maalis.