Qaamuusle LogoQaamuusle

maaxo

Fal magudbe, isrogrogga 3aad
1
Ceel maax yeelasho.
2
gabay, hees oo badan iwm allifid.
3
Ku m.: wax horey la isugu ama la isu faray dib u soo xusuusasho.
4
Biyo calowsan kala miirmid.
Is-rogga falkan

-xday, -xatay