Qaamuusle LogoQaamuusle

majiire qorraxeed durugsan

Magac lab
(c.fal.) Barta ugu fog ee uu maro meere marka loo eego qorraxda. Marka uu dhulka ugu fogyahay wuxuu qorraxda u jiraa 94.5 milyan oo mayl.
Wadarta Magacan

-yaal ..., m.l/dh