maxammas
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
maxammas1
Magac lab khabarM. ah: bunka beerkisa marka inta la dubo la tumo ee uu daqiiq noqdo.
maxammas2
Fal gudbe, isrogrogga 1aadBun beerkii iyo qasharkii dubid.
Is-rogga falkan
-say, -stay
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-say, -stay