Qaamuusle LogoQaamuusle

meged

Magac dheddig
1
Harag la hoolay oo asal iyo waxyaalo kale lagu jilciyey.
2
Asalka wax magdiyo.
3
Geed-gaab leh caleemometafisikis yaryar oo qodxo leh, oo jiliftiisa haragga lagu megdiiyo.
Wadarta Magacan

-gdo, m.l