Qaamuusle LogoQaamuusle

mǫod

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

mǫod1
Magac dheddig
Qorraxdu marka ay soo baxayso fallaaraheeda caadka qabta ee midabka quruxda badan yeesha.
mǫod2
Fal gudbe ama laba-gudbe, isrogrogga 1aad
1
(f.g) Wax meel dhaafid.
2
(f.lg) Si gef ah wax, u qaadasho.
Is-rogga falkan

-day, -dday