muquuf
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
muquuf1
Magac labBirta xakamuhu hayo ee faraska afka loo geliyo. ld muquus¹.
Wadarta Magacan
-fyo, m.dh
muquuf2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad1
Muquurid.
2
Qof meel si macno la'aan ah u dhex marmarid.
Is-rogga falkan
-fay, -ftay