Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
niyeyso
Fal gudbe, isrogrogga 3aad
Wax in la helo filasho.
Is-rogga falkan
-stay, -satay
Ereyo kale oo u soo dhow
1: niyad
Magac dheddig
2: niyadjab
Magac lab
3: niyadjabsan
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
4: niyadjabsanaan
Magac dheddig
5: niyadjabsanaansho
Magac lab ama dheddig
6: niyadjebi
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
7: niyadjebid
Magac dheddig
8: niyadjebin
Magac dheddig