Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
noolee
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
1
Cid gaajo ama harraad hayo cunto ama biyo siin.
2
Wax naf gelin (Eebbe).
3
Arrin horey loo illaaway dib u soo cusboonayn.
4
Dab sii damaya shidid.
Is-rogga falkan
-leeyay, -laysay
Ereyo kale oo u soo dhow
1: noobiyad
Magac dheddig
2: nooc
Magac lab
3: noocayn
Magac faleed dheddig
4: noocee
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
5: noocyee
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
6: noocyeyn
Magac dheddig
7: noocyeys
Magac lab
8: nood
Magac lab