Qaamuusle LogoQaamuusle

noolow

Fal magudbe, isrogrogga 3aad
1
Wax cumri dheer yeeshay noqosho (nafley).
2
Cid barwaaqoobid.
3
Ka n.: wax ka haqab beelid (cid).
4
Ku n.: cid wax kale nolosheedu ku xirantahay noqosho.
5
Ku n.: cid meel deggan noqosho.
Is-rogga falkan

-laaday, -laatay