oddoros
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
oddoros1
Magac lab1
Qiyaas lagu maleeyo roob meel durugsan ka da'ayo.
2
Cilmi lagu male-awaalo waxa mustaqbalka dhici doona.
oddoros2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad1
Roob muuqda meeshuu ku da'ayo qiyaasid.
2
Mustaqbalka waxa dhici doona ama soo socda male-awaalid.
Is-rogga falkan
-say, -stay