Qaamuusle LogoQaamuusle

ogaal

Magac lab
1
la midka ah (ld):
ogaan (1)
Garasho wax loo leeyahay; arrintaas ogaal baan u falay
2
Xog wax laga hayo.
Tusaale
Ogaalkay nabadgelyo ayaa halkaa ka jirtay
3
Xog'ogaal: oogaanta wax guntooda la ogyahay.