Qaamuusle LogoQaamuusle

oksiin

Magac dheddigBaayoloji
Koox ka tirsan walxaha koritaanka dhirta oo masu'uul ka ah dariiqooyinka ay ka mid yihiin kor u qaadidda koritaanka si uu unuggu u ballaadho, sugidda shiiqista figeed iyo bilaabidda samayska xididka marka la jaro.
Wadarta Magacan

-no, m.dh

Ereyo kale oo u soo dhow