Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
ololsan
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
Wax ololay ahaansho (dab).
Is-rogga falkan
-naa, -nayd
Ereyo kale oo u soo dhow
1: ol'ole
Magac lab
2: ol'olee
Fal magudbe, isrogrogga 2aad
3: ol'oleyn
Magac faleed dheddig
4: olol
Magac lab
5: ololayn
Magac faleed dheddig
6: olole
Magac lab
7: ololee
Fal magudbe, isrogrogga 2aad
8: ololi
Fal gudbe, isrogrogga 2aad