Qaamuusle LogoQaamuusle

qixi

Fal gudbe, isrogrogga 2aad
1
Si degdeg ah cid meel uga rarid cabsi awgeed.
2
Dab si degdeg ah u ololin. ld qaxi.
Is-rogga falkan

-iyay, -isay