Qaamuusle LogoQaamuusle

qof

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

qof1
Magac lab ama dheddig
1
Shakhsi aadami ah.
2
Q.na: ninna, cidna.
3
Q.af: dad.
Wadarta Magacan

-faf, m.l

qof2
Magac lab ama dheddigNaxwe
Mid ka mid ah kaqaybgalayaasha warisgaarsiinta: “aniga” waa qofka 1aad oo hadlaya, “adiga” waa qofka 2aad oo ah lala hadlaha, qofayn “isaga”/”iyada” waa qofka 3aad oo ah laga hadlaha; saddexdaan qof kala keliga ah mid weliba waa wadaroobaa: 1aad “annaga/innaga”, 2aad “idinka”, 3aad “iyaga”.