qombob
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
qombob1
Magac labIsku rooridda uu isku soo rooro wx kala baxsanaa engeg ama kulayl dartii.
qombob2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadWax kala baxsanaa isku soo roorid engeg ama kulayl dartii.
Is-rogga falkan
-bay, -btay