Qaamuusle LogoQaamuusle

qulqul

3 Qaab ayuu ereygan leeyahay

qulqul1
Magac labFiisikis
Summad I. Dhakhsaha uu saldanab ku dhexmaro gudbiye danab. Halbeegga Caalamiga ah (H.C.) ee qulqulka danab waa ambiyeer (A).
qulqul2
Magac lab
Shubmid ama socod aan kala go' lahayn ee uu hooruhu sameeyo. ld qulqulid.
qulqul3
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
1
Hoore si aan kala go' lahayn u shubmid ama u socosho.
2
Dad, xoolo iwm si aan kala go' lahayn u socosho.
Is-rogga falkan

-ulay, -ushay