qulub
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
qulub1
Magac lab1
(m.l./dh) Isla hadalka iyo walaaca ay arrin qof ku dhaliso.
2
Qaybinta cayaar turub oo la khaldo.
qulub2
Fal gudbe ama magudbe, isrogrogga 1aad1
(f.g) Cayaar turub iwm qaybinteeda isku qaldid.
2
(f.mg) Welwel iyo calool xumo dareemid.
3
(f.mg) Welwel iyo caloolxumo darteed la caatobid.
Is-rogga falkan
-lbay, -lubtay; -lbi