Qaamuusle LogoQaamuusle

quruurux bataax

Magac lab ururJooloji
Dhadhaab- lakabeed habe ah oo ka kooban xabiib bataax ah oo ay isu hayaan waxyaalo ay ka mid yihiin nuurad (calcium carbonate) ama suubaan (silca).