Qaamuusle LogoQaamuusle

quxuub

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

quxuub1
Magac lab khabar
1
Q. ah: oday gaboobay.
2
Rati gaboobay.
quxuub2
Magac dheddig
1
Q. ah: habar gabowday.
2
Q. ah: hal gabowday.

Ereyo kale oo u soo dhow