raadiyoom
Magac labKiimika
Curiye bir ifta ah oo ah kaahfale cad, kana tirsan ururka alkalayn-dhuleed. Waxa ay leedahay dhawr iskugod oo cimri gaaban iyo hal iskugod oo cimri dheer kaas oo ah raadiyam- 226 (cimri-badheedkeeduna ya-hay 1602 sano).
Wadarta Magacan
-mmo, m.dh