raar
3 Qaab ayuu ereygan leeyahay
raar1
Magac lab1
Gogol caws ka samaysan oo dun lagu xardhay.
2
Dhismo kor u dheer oo dusha sare lagaga deday qoryo, caws iwm oo laga fuulo, bahalaha, qaniinka, kaneecada iwm.
3
Qoryo, dhagxaan iwm oo la is dul saaray oo sallaan ahaan loo adeegsado.
4
Qoryo ceelka afkiisa lagu dadbo.
Wadarta Magacan
-rar, m.l
raar2
Magac dheddig1
Guriga gudihiisa qaybta dambe ee saabaanka muhiimka ah la dhigto.
2
Sariir qoryo ka samaysan.
raar3
Fal gudbe, isrogrogga 1aad1
Wax meel sare saarid.
2
Raar dhisid.
Is-rogga falkan
-ray, -rtay