Qaamuusle LogoQaamuusle

rash

Magac dheddig
1
Xabbad baaruud kala firirta leh oo lagu laayo shimbiraha iwm.
2
Qa-raaxad ka kooban xaashi adag oo ay baaruudi ku jirto oo inta badan iidaha iyo xafladaha la rido. rashta.
3
R. ah: bunduqa lagu rido xabbadaha