Qaamuusle LogoQaamuusle

ribix

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

ribix1
Magac lab
Faa'iidada wax laga helo.
ribix2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Wax faa'iido ka helid.
Is-rogga falkan

-bxay, -bixday; -bixi