Qaamuusle LogoQaamuusle

ris

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

ris1
Magac lab
Caws gaaggaaban oo iduhu aad u jecel yihiin oo ka baxa meelaha biyo qabatinka leh.
ris2
Magac dheddig
Geed laamo dhaadheer, dhuu- dhuuban oo guryaha carshaanta ah lagu dhisto.