ruq
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
ruq1
Magac dheddigR. ah: neef xoolo ah oo caato la kici waayay. ld ruqo¹.
ruq2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadGeed wax xididdadiisu dhulka ka soo wada fuqeen noqosho.
Is-rogga falkan
-qay, -qday
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-qay, -qday